Kobac aan Joogsaneen – Raya center Wuxuu Ku Socdaa Hore!
Raya center wuxuu si joogto ah u korayaa – arday badan ayaa nagu soo biiraya maalin walba, koorsooyin ayaa si guul leh loo dhameystaa, macallimiin tayo leh ayaa na hogaaminaya, waxaana nagu xiran dad badan oo caalami ah. Tani waa markhaati cad oo muujinaya saamaynta waxbarashada casriga ah!
1002
Foreign Followers
678
Arday Isdiiwaangeliyay
10
Koorsooyin La Dhameeyey
15
cilmi baadhayaal



